tweetindex
ES

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴

@MFASomalia · Muqdisho, Soomaaliya · joined 07 May 2016

Barta rasmiga ah ee Twitter ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya| Sidoo kale nagala soco @MOFASomalia

64 047Followers
56Following
1 043Posts total
4.8KViews on collected posts

Últimas publicaciones

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay hambalyo u diraysaa xubnaha cusub ee Soomaaliyeed ee maanta loo doortay inay dalka ku metelaan Baarlamaanka Urur-Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika (EALA). #Soomaaliya #Muqdisho #EAC #EALA https://t
1K views · 8 likes · 1 reposts · 0 replies Open on X →
Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga waxa ay hambalyo u diraysaa xubnaha cusub ee Soomaaliyeed ee maanta loo doortay inay dalka ku metelaan Baarlamaanka Urur-Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika (EALA). 🔗➡https://t.co/0d2c65BARO #Soomaaliya #EAC h
1K views · 5 likes · 3 reposts · 1 replies Open on X →
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta shir-guddoomiyay shirka agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda oo loogaga hadlay dardargelinta howlaha Wasaaradda. https://t.co/2y2osg9ePx
1:52
780 views · 16 likes · 3 reposts · 0 replies Open on X →
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane @AbdisalamDhaay, ayaa maanta kula kulmay #NewYork dhiggiisa, Mudane Nasser Bourita, Wasiirka Arrimaha Dibadda Morooko, xilli uu halkaasi ka soconayo fadhiga guud ee 80aad ee Jimciyada Qurumaha ka dhexeysa. #Soomaaliya #Morocco #UN #UNGA #UN80 ht
1.1K views · 12 likes · 1 reposts · 0 replies Open on X →
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane @AbdisalamDhaay ayaa maanta kula kulmay #NewYork dhiggiisa #Bahrain, Dr. Abdullatif bin Rashid Alzayani, xilli uu halkaasi ka soconayo fadhiga guud ee 80aad ee Jimciyada Qurumaha ka dhexeysa. 🔗➡https://t.co/z02h0lhgen #Soomaaliya https://t.co/6M
957 views · 16 likes · 2 reposts · 0 replies Open on X →

Growth & engagement

How the posts we collected actually performed: views and reaction rate post by post, what the audience did with them, and where the follower count goes.

Views per post

95723 Sep
1.1K
78024 Sep
1K15 Oct
1K

Last 5 collected posts, oldest on the left. The scale is logarithmic: one post can outrun the rest a hundred times over.

Engagement rate per post

1.88%23 Sep
1.21%
2.44%24 Sep
0.90%15 Oct
0.89%

Reactions — likes, reposts, replies and quotes — divided by views.

What the audience does

Likes80.3%57 in total
Reposts14.1%10 in total
Replies1.4%1 in total
Bookmarks4.2%3 in total

Share of every reaction we collected for this account. Replies mean argument, reposts mean endorsement, bookmarks mean the post was worth keeping.

The follower curve appears once this account has two daily snapshots — we take one a day, and this one is on its first.

Cuentas similares