tweetindex
ES

OPM Somalia 🇸🇴

@SomaliPM · Mogadishu, Somalia · joined 03 Feb 2013

Official @X account of the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

669 560Followers
3Following
6 481Posts total
123.4KViews on collected posts

Últimas publicaciones

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. https://t
4.5K views · 17 likes · 3 reposts · 0 replies Open on X →
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay seddexdii arday ee Soomaaliyeed ee kaalimaha koow illaa seddex ka galay tartan caalami ah oo Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay dalka Qatar. https://t.
9.4K views · 77 likes · 10 reposts · 2 replies Open on X →
حقق ثلاثة طلاب صوماليين إنجازًا مشرفاً بحصدهم المراكز الثلاثة الأولى في مسابقة دولية للقرآن الكريم أُقيمت في قطر، بمشاركة 398 طالبًا يمثلون 20 دولة.واستقبلهم رئيس الوزراء الصومالي حمزة عبدي بري، معلنًا توفير التعليم المجاني لهم تقديرًا لهذا الإنجاز. https://t.co/H8IkU5DKWm
4.8K views · 19 likes · 5 reposts · 0 replies Open on X →
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in uu leeyahay hannaan online ah oo uu kula socdo shaqada ka socota dhammaan wasaaradaha. Wuxuu hadalkan ka jeediyay madashii qiimeynta iyo la xisaabtanka wasaaradaha XJFS oo maanta qabsoontay. https://t.co/M7WqFCOj8
19.4K views · 34 likes · 2 reposts · 4 replies Open on X →
2026 Government Performance Review Session https://t.co/Xh4D39X5jd
19.7K views · 20 likes · 6 reposts · 1 replies Open on X →
أجرى رئيس الوزراء حمزة عبدي بري تقييماً لأداء الوزارات، مستعرضاً نسب الإنجاز وترتيب النتائج، في أول تقييم حكومي يعتمد نظاماً رقمياً لقياس الأداء، في خطوة تعزز المساءلة والشفافية وترفع كفاءة العمل الحكومي. https://t.co/LT20uVAsXL
8.5K views · 28 likes · 8 reposts · 0 replies Open on X →
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyay Agaasimaha Guud iyo Ku-xigeenka Hay’adda Maalgashiga, sidoo kale RW ayaa magacaabay Agaasimaha Guud ee Xarunta Halmeel. https://t.co/kAyF4WCr2M
21.9K views · 29 likes · 2 reposts · 2 replies Open on X →
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, xilkaas oo loo magacaabay Mubaarik Maxamed Axmed. https://t.co/AcbugxsoJc
6.8K views · 15 likes · 1 reposts · 0 replies Open on X →
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka Akadeemiyadda Qaran ee Hoggaaminta (NLA), kaas oo ka shaqeeya horumarinta arrimaha hoggaaminta Soomaaliya. https://t.co/XsoqIVMDtH
18.8K views · 23 likes · 7 reposts · 2 replies Open on X →
@SomaliPM https://t.co/CRDX2sQDiu 6 views · 1 likes · 0 reposts · 0 replies Open on X →
Walaaluhu waa dhab dhabta nolosha 🤍 Joogitaankoodu wuxuu yareeyaa daalka, wuxuuna maalmaha adag u beddelaa xasuus qurux badan oo aan la illaawi karin ✨ Ilaahay ha ilaaliyo walaalaha oo ha barakeeyo xiriirkooda 💐 #Walaalo #Qoys #Jacayl #Taageero #Saaxiibtinimo https://t.co/3kOYEo
27 views · 6 likes · 0 reposts · 0 replies Open on X →
@SomaliPM One of your finest achievements! ⤵️ Now do us a favor and get out of @TheVillaSomalia. Your term has already expired Naga hor dhaqaaqa https://t.co/zaTedvHh1G
1.4K views · 46 likes · 7 reposts · 3 replies Open on X →
@SomaliPM 4 years of FAILURE! This happened under your incompetent weak government ! You should all be tried for TREASON! Good for nothing besterd! 288 views · 5 likes · 0 reposts · 0 replies Open on X →
Afar Sano oo Ku Astaysan Adeeg Ummadeed, Horumar iyo Guulo Qaran Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayay maanta u buuxsantay 4-sano tan iyo markii xilka loo magacaabay. Haddaba halkan waxaa ku xusan qeyb kamid ah qorsheyaashii la dajiyay. https://t.co/TscKhXB8t
7.8K views · 88 likes · 34 reposts · 15 replies Open on X →

Frente a cuentas del mismo tamaño

9 publicaciones de los últimos 90 días, junto al rango de 100K–1M seguidores. alcance normal para su tamaño, reacción más débil que la mayoría.

Visualizaciones medianas9 430esta cuenta5 983mediana de 100K–1M
Alcance, %1.41%esta cuenta1.49%mediana de 100K–1M
Interacción, %0.24%esta cuenta0.93%mediana de 100K–1M
MétricaEsta cuentaMediana de 100K–1MProporción
Visualizaciones medianas por publicación9 4305 9831.58×
Alcance (visualizaciones ÷ seguidores)1.41%1.49%0.95×
Tasa de interacción0.24%0.93%0.25×

Otras cuentas de este rango →   Comparar con otra cuenta →   Cómo se construyen estas referencias →

Growth & engagement

How the posts we collected actually performed: views and reaction rate post by post, what the audience did with them, and where the follower count goes.

Views per post

7.8K15 Jun
288
1.4K
2716 Jun
6
18.8K9 Sep
6.8K10 Sep
21.9K
8.5K12 Sep
19.7K
19.4K
4.8K15 Sep
9.4K
4.5K16 Sep

Last 14 collected posts, oldest on the left. The scale is logarithmic: one post can outrun the rest a hundred times over.

Engagement rate per post

1.83%15 Jun
1.74%
4.10%
25.93%16 Jun
16.67%
0.17%9 Sep
0.24%10 Sep
0.15%
0.42%12 Sep
0.14%
0.21%
0.52%15 Sep
0.95%
0.44%16 Sep

Reactions — likes, reposts, replies and quotes — divided by views. Median for 100K–1M accounts is 0.93%.

What the audience does

Likes71.6%408 in total
Reposts14.9%85 in total
Replies5.1%29 in total
Quotes1.8%10 in total
Bookmarks6.7%38 in total

Share of every reaction we collected for this account. Replies mean argument, reposts mean endorsement, bookmarks mean the post was worth keeping.

The follower curve appears once this account has two daily snapshots — we take one a day, and this one is on its first.

Cuentas similares