tweetindex

NISA @HSNQ_NISA · 30 Aug 2026

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, Agoosto 30, 2026: Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), iyo saaxiibada caalamka, kaas oo 23-kii Agoosto 2026 ka dhacay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, ayaa lagu dilay horjooge sare https://t.co/9ujPIttfOh
18 495Views
85Likes
14Reposts
12Replies
2Quotes
2Bookmarks

Is that a lot?

35.1×vs this author's median527 views is typical
82Percentile for this authorof 11 recent posts
3.12×vs 100K–1M median5 930 views is typical
8.66%Reachviews ÷ followers
0.61%Engagement rateof viewers reacted

Compare with the benchmark table →

Open on X →